Tuesday, June 24, 2025

Guddoomiye Yariisow oo Dhagax dhigay dayactir lagu sameynayo Wado Caan ka ah Muqdisho [Sawirro]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane C/rahman Cumar Cisman (Yariisoow) ayaa maanta dhagax Dhigay dayactir lagu sameynayo Wadadda caanka ah ee Via-Roma ee Degmada Xamarweyne.

Guddoomiye Yariirow ayaa sheegay in Via Roma ay ahmiyadd gaara u leedahay isku xirka degmadda Xamarweyne iyo Degmooyinka kale, sidoo kalaba ay tahay Waddo qadiimi ah taariikh ku leh Caasimadda.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa Xusay in Maamulka Gobolka Banaadir ay ka go’an tahay Sidii uu dib ugu soo nooleyn lahaa adeegyada muhiimka u ah bulshada ku nool gobolka Banaadir.

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 2 people, people walking, people standing and outdoor

Image may contain: 11 people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people, people walking, people standing and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON