Monday, June 23, 2025

Guddoomiyeyaal si Qarsoodi ah loo magacaabay oo bilaabay inay xilalka la wareegaan

Lix ka mida guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir oo dhowaan si aan la shaacin xilka looga qaaday ayaa bilaabay inay xilalka wareejiyaan, kadib markii ay saameyn ku yeelatay isbedelladii ug danbeeyay ee maamulka G/Banaadir.

Guddoomiyeyaasha xilalka wareejiyay waxaa ka mida Guddomiyihii Degmada Shibis Safiyo Xasan Shiikh Cali oo xilkii laga qaaday, waxaana xilka kala wareegay C/raxmaan Sayid Cali Xuseen oo hore u ahaa guddoomiyaha degmada Dharkeynley.


Waxaa kaloo xilka la wareegay Guddoomiyaha Cusub ee degmada Howlwadaag Mustaf Cali Kheyre oo xilkii kala wareegay guddoomiyhii hore, iyadoo ay harsan yihiin 4 guddoomiye degmo oo ay ka mid yihiin degmooyinka Kaaraan iyo C/casiis.

Ad

Magacaabidda iyo kala bedelka guddoomiyeyaasha maamulka Gobolka Banaadir ayaa noqtay mid joogto ah, iyadoo muddooyinkii danbe laga dhigay qarsoodi aan la shaacin.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 4 people, people standing
Image may contain: 3 people, people smiling
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON