Monday, July 14, 2025

Guddoomiyihii Hay’adda Qaran ee Qaxootiga & Barakacayaasha oo xilkii iska casilay [Akhriso Qoraal]

Guddoomiyihii Hay’adda Qaranka ee Qaxootiga iyo Barakacayaasha Axmed C/kariin Nuur ayaa xilka iska casilay, isagoo qoraal dheer oo ka kooban shan bog u diray madaxweynaha Soomaaliya, kaasoo uu ku faahfaahiyey sababaha keenay inuu xilka ka tago.Guddoomiyaha Hay’adda Qaxtooxiga & Barakacayaasha oo muddo 5 sano ah xilkan soo hayey ayaa caddeeyay inay shaqadii Hay’adda ay ka hor timid xukuumadda, kadib markii saddex xeer oo la doonayey inay Golaha wasiirada ansixiyaan inta uusan sanadkan dhammaan la hor istaagay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA IS-CASILAADDA

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON