Friday, June 27, 2025

Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir oo ka hadlay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho & Farriin uu soo diray [Akhriso]

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay qaraxyadii xalay 23-ka Febraayo 2018 ka dhacay magaalada Muqdisho isagoo dhinaca kale farriin u diray shacabka caasimadda.

Guddoomiyihii hore ayaa tacsi u diray dadkii waxyeelada kasoo gaartay qaraxyada Muqdisho, isagoo Alle uga baryey intii dhimatay inuu Alle u naxariisto, kuwa dhawaca ahna Alle u dhib yareeyo.

“Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan intii waxyeeladu kasoo gaartay qaraxyadii xalay Muqdisho ka dhacay. Allaha u naxariisto intii ku dhimatay, dhaawacana Allaha u dhib yareeyo Si loo helo amni & nabadgelyo lagu kalsonan karo waa muhiim in si wadajir ah (ciidan & madaniba) loo wada shaqeeyo…” ayuu farriintiisa ku yiri Taabit Cabdi Maxamed oo dalka ka maqan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON