Monday, June 23, 2025

Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Taabit Cabdi oo Muqdisho ka dhoofay [Sawirro]

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho.

Taabit ayaa la sheegay inuu u dhoofay magaalada Nairobi, waana safarkiisii ugu horeeyay ee uu dalka uga baxo tan iyo markii xilka maamulka Gobolka Banadir laga qaaday, kadib markii ay isku dhaceen madaxda sare ee dowladda.

Guddoomiye Taabit waxaa garoonka Muqdisho ku sagootiyay xildhibaano ka tirsan labada  gole, waxayna wararku sheegayaan inuu socdaalkiisa ku wajahan dalal dalal dhowr ah.

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: 1 person, smiling, standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON