Saturday, July 19, 2025

Guddoomiyihii saxafiyiinta Gobolka Hiiraan oo xasbi la dhigay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamada dowlada ay xabsiga dhigeen goor dhoweyd guddoomiyihii ururka Saxafiyiinta gobolka Hiiraan.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in  ciidanka ammaanka dowladda Soomaaliya ay xireen gudoomiyihii ururka Saxafiyihiin Gobolka Hiiraan Jamaal Cali Yare.

Lama oga sababta loo xiray saxafigan oo madax u ah saxafiyiinta gobolka Hiiraan, waxaana warar kala duwan aya sheegayaan inuu khilaaf ka dhaxeeyay maamulka Gobolka iyo saxafiyiinta ka howlgasha magaalada Beledweyne.

Saxafiga xiran ayaa sheegay inuu ku jiro qol uu ku xiray taliyaha booliska magaalada Beledweyne isagoo aan ogeyn sababta loo xiray iyo cidda xirtay.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON