Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa magacaabay Guddi xaqiiqo raadin ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb.
Guddiga ayaa ka kooban 13 xildhibaan oo ka mida Baarlamaanka Federaalka, waxaana qoraal kasoo baxay guddoonka Baarlamaanka lagu sheegay in guddiga loo magacaabay inay kasoo warbixiyaan wixii ka dhacay Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb oo dad shacab ah oo gaaraya 13 qof si heyb ah loogu laayey.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA


Warar Xul ah