Sunday, June 22, 2025

Guddoonka Gobolka Banaadir oo u arrin amar culus siiyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

Guddoonka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale soo ay wax ka weydiiyeen wararka ku saabsan inuu ganacsato ku wareejiyay xaruntii Baarlamaankii hore ee Muqdisho.

Kulan xalay dhex maray guddoonka iyo guddoomiyaha Gobolka Banadir ayaa guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) wuxuu si toos ah uga dalbaday guddoomiye Yuusuf Boorsaani inuu faahfaahin ka bixiyo arrinta Baarlamaankii hore, balse guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuusan bixin dhismaha Baarlamaanka oo kaliya ay weli tahay arrin miiska saaran.

Guddoonka Baarlamaanka ayaa kadib u sheegay guddoomiye Boorsaani inuusan bixin karin, cid kalena ku wareeejin karin dhismihii horee ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON