Tuesday, November 29, 2022

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somaliya oo xaalad caafimaad loogu qaaday Turkiga

Gudoomiyihii hore Golaha shacabka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa xaalad caafimaad darteed loogu qaaday Dalka Turkiga.

Prof. Jawaari ayaa muddooyinkii danbe ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho oo uu degan yahay, waxaana markii danbe la dhigay Isbitaalka Digfeer, balse xaaladisia oo culus ayaa keentay in loo qaado dalka Turkiga.

Diyaarad gaara ah oo caafimaad aroornimadii saaka Prof. Jawaari laga Qaaday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo uu dhowaan gaaray daka Turkiga.

Ad

Xildhibaanno iyo mas’uulyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa caafimaad u rajeeyay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo kam ida khabiirada iyo ruug-caddeyaasha Soomaalida.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,995FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,995FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!