Tuesday, June 24, 2025

Hanti dhowrka Guud oo ka digay Warqad laga been abuuray oo lagu faafiyey Baraha Bulshada. [Akhriso]

Xafiiska Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa ka digay qoraal laga been abuurtay oo lagu faafiyey baraha bulshada, kaasoo ku saabsan inuu joojiyey canshuur ururinta maamulka Gobolka Banaadir.

Warqadan oo saacdihii ugu danbeeyay ku jirtay baraha bulshada ayaa ah koobi lagu asteeyay astaanka xafiiska Hanti dhowrka guud oo magaciisa lagu saxiixay, waxaana ku kedsoomay qurbe joog iyo dad fara badan oo sii faafiyey, iyadoo lagu soo beegay xilligan oo xaalad ka dhex taagan tahay maamulka Gobolka banaadir iyo Hanti dhowrka guud.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA LA BEEN ABUURAY

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON