Monday, June 23, 2025

Hanti-dhowrka Guud oo ka hor yimid Xeer ay ansixiyeen Golaha Wasiirada RW Rooble

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ka hor yimid Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda oo ay Golaha Wasiirradu ansixiyeen Khamiistii hore 11.05.2022.

Qoraal kasoo baxay Hanti dhowrka guud oo ku socday Ra’iisal wasaare Maxmaed Xuseen Rooble ayuu hanti dhowraha guud Maxamed Maxamuud Cali ku tilmaamay Xeer-nidaamiyaha la ansixiyay sharci darro.

Quxuu shegeay inay ku jira khaladaad sharci iyo Qodobbo kasoo horjeeda Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud (PFM Act 2019) iyo Sharciga Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka, kuwaasi oo wiiqaya hannaanka loo maamulo isl amarkaana loo korjoogteeyo hantida Ummadda.

Ad

Wuxuu kaloo sheegay in Wasaarada Maaliyadda ay dhaqan gelisay xeernkan oo aan dhaqangal ahayn sanadkii 2021, kadibna ay hadda dib u soo celisay, wuxuuna ugu baaqay Ra’iisal wasaare Rooble inuu joojiyo dhaqangelinta xeerkan inta laga saxayo khaladaadka ku jira, isagoo ka digay in hantida umadda lagu musuqmaasuqo xaeerkan.

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON