Monday, July 14, 2025

Haweeney dhalinyaro Soomaali ah oo loo magacaabay Wasiir ka tirsan Xukuumadda Itoobiya.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa haweeney Soomali oo dhalinyarro ah u markiiinay wasiir ka noqoto xukuumadda Dowladda Federaalka Itoobiya.

Wasiirka Haweenka, Carruurta iyo Dhalinyarrada xukuumadda Itoobiya ayaa loo magacaabey Filsan Cabdullaahi Axmed oo 28 sano jir ah, isla markaana ahayd milkiilaha Telefishinka Nabad TV oo ah telefishan madax banaan oo laga hirgeliyey degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya.

Filsan Cabdullaahi Axmed oo u ololeyn jirtay nabadda ayaa ka mid ahayd saddex wasiir oo cusub kuwaasoo u Xalay magaacabay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, waxaana maanta ansixiyey Baarlamanka Itoobiya, iyadoo si weyn loo soo dhoweeyay magacaabiddan.

Wasiirada la magacaabay ayaa kala ahaa:

2. Dr Lia Tadesse – Wasiirka Caafimaadka

3. Lake Ayalew- Wasiirka Dakhliga

4. Filsen Abdulahi –Wasiirka Haweenka, Caruurta iyo Dhalinyaradda

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON