Monday, July 7, 2025

Haweeney ka tirsan shaqaalaha Hay’ad ka tirsan Q/Midoobay oo lagu delay Muqdisho

Koox hubeysan ayaa Suuqa Bakaaraha ku dilay Gabar la sheegay in ay u shaqeynaysay Hay’adda UN ah.

Gabadha la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maryan Cabdullaahi waxaana u shaqeynaysay Hay’adda caafimaadka adduuka WHO qeybteedda degaanada Koonfur Galbeed.

Rag dhalinyaro ah oo watay Bistoolado ayaa gabadha toogasho ku dilay, waxaana la sheegay intaasi ka dib in ay goobta ka baxsadeen.

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya oo goobta tagay ayaa halkaasi ka wadda howlgallo.

Dilka ayaa ka dhacay  Bosteejada Baabuurta Baydhbabo ee Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON