Monday, July 14, 2025

Haweeney Xildhibaan ka ah Maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe oo la xiray

Maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa xabsiga dhigay haweeney xildhibaan ka ah Baarlamaanka maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe.

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Cibaado Yuusuf Maxamed lagu xiray magaaladaasi, iyadoo ka mid ahayd Baarlamaanka la magacaabay ee Ahlu suna.

Haweeneydan ayaa la sheega inuu qabi jiray marxuum Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow oo ka mid ahaa madaxdii sare ee Ahlu suna.

Maamulka Ahku suna ayaan wax faafhaahin ah ka bixin xariga haweeneydan ay hore ugu magacaabeen xildhibaan  ka tirsan maamulkooda.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON