Friday, July 11, 2025

Hay’ad Caalami ah oo ka digtay in Dagaal buuxa oo ka dhex Qarxa Somaliland iyo Puntland [Akhriso Warbixin]

Hay’adda  caalamiga ah ee Xasaradaha Caalamka (ICG) ayaa warbixin dheer oo ay ka qortay colaadda ka dhex taagan maamullada Somaliland iyo Puntland waxay uga digtay in dagaalkaasi isu bedelo mid buuxa oo faraha ka baxa.

Warbixinta ICG ayaa lagu sheegay in labada dhinac  ay ciidamo badan ku daabulayaan meel u dhow degaanka lagu dagaalamayo ee Tukaraq, Gobolka Sool iyagoo dhinaca kale ay dhegaha ka fureysteen dadaal nabadeed ee ay waday Qaramada Midoobay.

Waxay Hay’adda ka digtay inay xaaladda uga sii dartay hadaladda ay madaxda maamulada Puntland iyo Somaaliland isu mariyaan warbaahinta oo ah kuwo halis ah oo sii hurin kara colaadda taagan iyo dagaalol hor leh oo dhex maao ciidamada kala taabacsan.

Warbixinta ICG ee dagaalka Tukaraq ayaa ugu baaqday Midowga Afrika, IGAD, Q/Midoobay, Itoobiya, Imaaraadka Carabta inay degdeg ah u joojiyaan una farageliyaan colaada ka taagan gobolka Sool.

WARBIXINTA OO DHAMEYSTIRAN [RIIX HALKAN]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON