Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa baaq ay kasoo saartay xaaladda colaadeed ee ka taagan degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, waxay maamullada Puntland iyo Somaliland u soo jeediyeen in xal nabadgelyo ah ay raadiyaan.
Baaqa culimada ayaa looga digay madaxda maamullada Puntland iyo Somaliland cawaaq xumida ka dhalan karta colaad dagaalka halkaasi ka dhaca oo keeni kara burbur, barakac iyadoo lagu jiro duruufo adag.
HOOS KA AKHRI BAAQA CULIMADA