Monday, June 23, 2025

Hay’adda FBI-da Mareykanka oo qaadatay Meydadka Shabaabkii weerarray Hotelka Dusit ee Nariobi

War ay baahiyeen warbaahinta Kenya ayaa sheegaya in Hay’adda Dembi-baarista Maraykanka ee FBI-da ay qaadatay maydadkii dagaalamayaashii Alshabaabe ee weerarka ku qaaday dhismaha Dusit D2 ee magaalladda Nairobi.

Sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Boliska dalka Kenya oo uu so xigtay Wargeyska ‘The Nairobian’ waxaa dalkaasi laga dhoofiyey meydadka 5 Dagalaame iyo haraagga mid kale oo isku qarxiyey hotelka Dusit 15-kii Janaayo 2019, iyadoo baaritaan loogu qaaday dalka Maraykanka

Saraakiisha FBI-da ayaa la sheegay inay codsadeen baaritaano dheeraad ah ku soo samaeeyaan maydadkaasi, iyadoo la aqoonsaday oo keliya Ninkii geystay Is-qarxintii Hoteelk Dusit D2, kaasi oo Baarayaasha magaciisa ku sheegeen Maahir Khaalid Riziqi oo 25-jir ahaa, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON