Sunday, July 13, 2025

Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha oo shaacisay xilliga dib loo bilaabayo bixinta Baasaboorka

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay xilliga dib loo bilaabayo bixinta baasaboorka, kadib muddo toddobad ah oo uu hakad ku yimid.

Wargelin kasoo baxday Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddu ayaa lagu sheegay in muddo todobaad ah oo dib habeyn iyo hormarin lagu sameynayey habka bixinta baasaboorka dib loo bilaabi doono bixintiisa, iyadoo maalinta Talaadadda ah ee  04-ta Disembar 2018 ay bilaaban doonto shaqadii bixinta Baasaboorka.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddu ayaa sheegtay inay ka raali-gelineyso bulshada Soomaaliyeed  culeyskii  ay dareemeen mudada todobaadka ah ee uu maqnaa adeegga bixinta Baasaboorka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON