Friday, July 11, 2025

Hotel SYL ee magaalada Muqdisho oo Dib u shaqo bilaabay Saacado kadib Weerarkii Alshabaab (Sawirro)

Hotelka SYL oo xalay ay weerar ku qaadeen dabley ka tirsan Alshabaab ayna ka dhex dagaalamayeen muddo 7 saacadood ah ayaa caawa dib loo furay 24 saac kadib weerarkaasi.

Waxaa hotelka ka muuqday raadkii uu ku reebay weerarkii xalay, waxaase dib u bilowday shaqadii hotelka, inkastoo aanay dad badan ku sugneyn, taasoo muujineysa dhabar adeyga Ganacsatada iyo dadka Muqdisho.

Weerarka ka dhacay Hotelka SYL oo marar badan ay Alshabaab bar-tilmaameedsadeen ayaa waxaa la sheegay inay ku dhinteen dad ku dhow 10, halka dhaawacyadu gaarayaan 15 kale.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON