Friday, June 27, 2025

Howlgal habeennimo oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & Dad lagu qabqabtay

Ciidamada xasilinta ammaanka Gobolka Banaadir ayaa xalay howlgal ballaaran ka sameeyay magaalada Muqdisho.

Howlgalka ayaa ka dhacay xaafado katirsan degmada Waabari ee gobolka Banaadir, kuwaasoo la sheegay in la bartilmaameedsaday.

Dadka degaanka ayaa sheegay in ciidamadu ay galeen xaafadaha degmada Waaberi, isla markaana ay baaritaan iyo su’aalo weydiin kula dhaqaaqeen guryaha degaanka ah. Howlgalkii xalay ayay ciidamada dowladda kusoo qabteen dhalinyaro farada oo intooda badan la sii daayay markii dambe.

Howlgallada xaafadaha Muqdisho ee ciidamada xasilinta sameynayaan ayaa noqday kuwo soo boodo ah oo marba xaafad ku habsada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON