Sunday, July 13, 2025

Howlgal ka socda Suuqa Bakaaraha & Wadooyinka gala Suuqa oo la xiray

Howlgal weyn ayaa saaka ka socda Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan ay ku jarmaadeen suuqa.

Ganacsatadii saaka isku dayday inay suuqa galaan ayaa loo diiday, waxaana gebi ahaan xiray wadooyinka gala suuqa.

Gawaarida gaashaaman ee ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu gooyay isgoysyada soo gala Suuqa Bakaaraha waxaana dadka loo diiday in ay galaan dukaamadooda.

Ciidamada ayaa soo ururiyay dadkii ay ugu tageeen gudaha Suuqa iyadoo indha laga xiray, isla markaana la isugu geeyay goobo gaara.

Howlgalka ayaa ah kii ugu weynaa ee suuqaasi laga fuliyo, waxaana xiran dhaqdhaqaaqii ganacsiga suuqa. Howlgallo kale ayaa sheegay inay magaalada Muqdisho.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON