Friday, July 18, 2025

Howlgallo Dad badan lagu qabqabtay oo ka socda Magaalada Muqdisho

Howlgal dad badan lagu qabqabtay ayaa maanta ka socda magaalada Muqdisho.

Ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho ayaa ku jarmaaday saaaka xaafadaha degmnada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyadoo baaritaan ka wada qeybo ka tirsan degmada.

Waxa la xiray wadooyinka iyagoo la joojinayo gaadiidka, waxaana howlgalka oo aroortii bilowday lagu soo qabqabtay dhalinyaro badani oo lagu kala saarayo goob ay ciidamada u sameeyeen.

Waa maalintii labaad ee howlgal noocaan ah laga fuliyo Muqdisho, iyadoo ciidamo si gaara loogu diyaariyay magaalada Muqdisho ay bilaabeen howgallo ay ku doonayaan inay ku sugnaa ammaanka magaalada.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON