Sunday, July 13, 2025

Howshii Dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya oo lala aaday Magaalada Nairobi [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegay in howshii dib u eegista dastuurka KMG ah ee Soomaaliya loo wareejiyay magaalada Nariobi, iyadoo uu maanta shirka halkaasi uga furmay Guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya.

Shir lagu sheegay inuu yahay kulan hawleed looga hadlayo dib u eegista Dastuurka oo  ay ka qeyb galayaan Guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo ay wehliyeen khubaro ajnabi ah ayaa looga hadlyaa shirka Nairobi, iyadoo lagu eegayo cutubyada 6-9aad Dastuurka.

Dib u eegista Dastuurka ayaa waxaa kharashka bixiya Hay’adda NDP ee Q/Midoobay, iyadoo howsha ugu badan ee laga qabtay ay noqootay seminaro dalalka dibadda loo aado, waxaana la sheegay in shirka Nairobi uu socon doonaa muddo 5 maalmood ah.

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Image may contain: 3 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: one or more people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON