Home Caalamka Ilhaan Cumar oo jawaab kulul u dirtay Madaxweyne Donald Trump

Ilhaan Cumar oo jawaab kulul u dirtay Madaxweyne Donald Trump [Taageero ay ka heshay Saxaafadda Mareykanka]

-

- Advertisement -

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa jawaab kulul u dirtay madaxweyeaha Mareykanka Donald Trump oo ugu baaqay inay xilka iska casisho, kadib hadallo loo micneeyay Yuhuud naceyb oo ay faafisay.

Ilhaan ayaa jawaab culus u dirtay Madaxweyne Donald Trump, waxayna qoraal ay soo dirtay barteed twitter-ka ku tiri: “Waan ku salaamay Trump.. waxaad ka taajirtay noloshaada oo dhan naceyb lid ku ah Yuhuudda, Muslimiinta, dadka Indegenos-ka ah, Soo-galootiga, Madowga iyo kuwo kale.. Anigu dadkii ay ereyadeyda sameeyeen wax baan ka bartay… adiguse goormee sameyn doontaa sidaas…??”

- Advertisement -

Ilhaan oo ah gabar asalkeedu yahay Soomaali ayaa toddobaadkan dhexda u gashay cambaareyn iyo dood weyn oo timid markii ay cambaareysay ururka awoodda badan ee Yuhuudda Mareykanka AIPAC oo ay sheegtay in siyaasiyiinta Mareykanka uu dhaqaale ku siiyo inay taageeraan Israa’iil.

Siyaasiyiin badan ayaa cambaareeyay qoraalka Ilhaam Cumar oo ku tilmaamay inuu yahay Yuhuud Naceyb oo ah mashruuc weyn oo aan loo dhowaan karin dalalka reer Galbeedka, taasoo keentay inay bixiso raaligelin, balse madaxweyne Trump oo xalay ka hadlay arrintan ayaa sheegay in Yuhuud naceybka aanu meel ku lahayn dalka Mareykanka, wuxuuna ugu baaqay Ilhaan inay iska casisho xilka Koongareeska ama ay ka baxdo Guddiga Arrimaha dibadda.

Dood kulul ayaa weli kasocota hadalkii kasoo yeeray Ilhaan Cumar, waxaana saxaafadda Mareykanka sida CNN iyo Washington Post ay si weyn u difaaceen Ilhaan Cumar iyagoo caddeymo u keenay in hadaladda kasoo yeeray kuwo la mida ay hore uga soo yeereen Trump laf ahaantiisa.

Waxaa kaloo Ilhaan Cumar taageero u muujiyey kutlada Progressive oo ay ku midoobeen xildhibaano badan oo ka mida xisbiga Dimoqraadiga, waxayna ka difaaceen weerarka madaxweyne Trump.

- Advertisement -

WARARKA MAANTA

Wasiir Goodax: “Arrinta aan isku mari weynay Puntland waa mabda’ ee ma aha farsamo” [Caddeyn]

Kulan dhex maray Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre iyo Gudiga arrimaha bulshada Aqalka Sare ayaa looga hadlay khilaafka soo kala...

Maamulka Isbitaalka SOS oo jawaab ka bixiyey Canugii la xaday (Yaa ka dambeeyay..?)

Maamulka Isbitaalka Xannaananda Hooyada iyo dhallaanka ee SOS ayaa ka hadlay war laga faafiyay isbitaalka oo ku saabsanaa in canug ku dhashay...

Weriye C/maalik Coldoon oo Maxkamad lagu soo taagay Hargeysa & dhaawacyo ka muuqday.

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in weriye C/maalik Muuse Coldoon maxkamad saaka lagu soo taagay magaalada Hargeysa, maalmo kadib markii...

Kulankii Baarlamaanka oo Maanta sabab la’aan loo baajiyey & Gudgoonka oo lagu dhegan..

Kulanka Golaha Bararlamaanka Soomaaliya ee maanta lagu waday inuu qabsoomo ayaa sabab la'aan u baaqday, iyadoo aan wax faahfaahin ah laga bixin...

Xildhiban Fiqi: “Qaaqle shidaal lagu soo shubo,waxaa gadaashiisa ku jira hogaamiye fashilmay”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul u weerarray hab-dhaqanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo hadalladii ugu danbeeyay ee dhowaan kasoo...

Cunug ku dhashay Isbitaal ku yaalla Muqdisho oo la xaday (Dhacdo xanuun leh)

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in canug yar oo markaas la dhalay lagu xaday isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho.

MUST READ

XOG: Halkee ku danbeeyay Bannaanbixii ay ka digeen Madaxda & taageerayaasha Dowladda.. ?

Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa caadi ah iyadoo aan lasoo sheegin bannaanbax ay ka digtay dowladda Soomaaliya oo awood gelisay sidii looga hortegi...

Mareykanka oo soo saaray digniin Sababi kara in Madaxweyne Farmajo uu waayo dhalashada US (Warbixin)

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa hooraantii bishii Maarso ee sanandkan soo saartay amar ku aadan muwaaddiniinta Mareykanka ee xilalka saameynta siyaasadeed...

Siyaasiga Faarax Macalin oo Kashifay sida loo joojiyey howshii Shidaal Baarista Somalia [Daawo]

Siyaasiga Soomaalida Kenya Faarax Macalin Dawaare ayaa sheegay in howshii baarista iyo soo saarista shidaalka iyo Gaaska Soomaaliya ay hakatay, kadib markii...

XOG: Gudoonka Barlamanka oo Farageliyay Dacwadii Fahad Yaasiin ugu hanjabay Xildhibaan…

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hor yimid Dacwad uu sheegay agaasimaha xilka sii haya ee Hay'adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji inuu ku...

TOOSHKA GOOBJOOGE

error: Content is protected !!