Tag: Ilhan Omar

Buug soo bandhigay Sir ku saabsan in Donald Trump si Gaar ah u neceb...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la ogaaday inuu si gaara u neceb yahay dadka Soomaalida ah, isla markaana xilligii ugu horeeyay ee...

Ilhaan Cumar oo bilowday Dacwad ay isaga fureyso Saygeeda Soomaaliga ah & Warbixin laga...

Haweeneyda asalkeedu Soomaalida yahay ee ka tirsan Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa bilowday dacwad ay isaga fureyso saygeeda Axmed Xersi, sida ay...

Rashida Tlaib oo diiday ogolaansho ay ka heshay Dowladda Israa’iil & Ilhaan Cumar oo...

Haweeneyda asalkeeda kasoo jeeda Falastiin ee ka mida Koongareeska Mareykanka Rashida Tlaib ayaa ku gacan seyray ogolaasho dal ku gal ah oo...

Dowladda Isra’el oo Dalkeeda ka mamnuucday Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib

Dowladda Israel ayaa soo saaray war ay ku sheegtay inaysan dalkeeda imaan karin laba ka mida haweenka ka tirsan Koongareeska Mareykanka oo...

Trump oo si weerar Jinsi-naceyb ah ku qaaday Ilhaan Cumar & dalka ay kasoo...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si aan hore loo arag oo jinsi naceb ah ku qaaday haweeneyda Ilhaan Cumar oo ka mida...

Muuqaal uu faafiyey Trump oo halis geliyay Amniga Ilhan Cumar & ciidamo gaara oo...

Waxaa mar kale si weyn looga hadal hayaa dalka Mareykanka dood ka dhalatay haweeneyda Soomaaliga ah ee kamida Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar...

Madaxweyne Trump oo ku jeesjeesay Ilhaan Cumar & Nin taageere u ah oo Dil...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si jeesjees ah u weerarray haweeneyda asalkeedu yahay Soomaali ee ka mida Koongareeska Mareykanka xilli uu khudbad...

Ilhaan Cumar oo weerar afka ah ku qaaday Brack Obama markii ay ka badbaaday...

Haweeneyda asalkeedu Soomaalida yahay ee ka tirsan Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar aayaa sii wada inay abuurto xiisado warbaahineed oo si weyn looga...

Ilhaan Cumar oo lagu qaaday Weerar islaam-naceyb ah [Daawo Sawirro laga sameeyay..]

Ilhaan Cumar oo asalkeedu yahay Somali, kana mida xubnaha cusub ee Koongareeska Mareykanka ayaa mar kale dhexda u ghashay Dood iyo Muran...

Ilhaan Cumar oo Su’aalo Culus uga careysiisay Ergeyga uu Trump u magacaabay Dalka Venezuela...

Haweeneyda ka tirsan Koongareeska Mareykanka ee asalkeedu Soomaalida ah Ilhaan Cumar ayaa mar kale si weyn looga hadal hayaa dalka Mareykanka, kadib...

Ilhaan Cumar oo jawaab kulul u dirtay Madaxweyne Donald Trump [Taageero ay ka heshay...

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa jawaab kulul u dirtay madaxweyeaha Mareykanka Donald Trump oo ugu baaqay inay xilka iska...

Madaxweyne Trump oo weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar, uguna baaqay inay is...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku biiray weerarka afka ah ee lagu qaaday gabadha Soomaaliyeed ee ka tirsan Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar...

Ilhaan Cumar oo taariikh weyn ka dhigtay Koongareeska Mareykanka [Daawo Sawirro xul ah]

Ilhaan Cumar ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey xubin ka mida  mudanayaasha  Aqalka Wakiilada ee Koongareeska Mareykanka , kana tirsan xisbiga Dimoqraadiga labada sano...

Ilhaan Cumar oo maanta loo dhaarinayo Mudane ka tirsan Koongareeska Dalka Mareykanka

Haweenkii ugu horeeyay ee muslimiin ah oo ka mid noqda Koongareeska Mareykanka ayaa maanta lagu dhaarinayaa magaalada Washington ee caasimadda Mareykanka. Labdan haween ayaa taariikh...

Ilhaan Cumar oo weerar ku qaaday Madaxweyne Trump: “Sacuudiga waa iibsan karaa Madaxweynaha..”

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerarro kulul kala kulmay mudanayaasha labada Aqal ee Koongareeska Mareykanka, kadib bayaan uu xalay kasoo saaray arrinta dilka saxafiga...

Gabadha uu dhalay Madaxweynaha Mareykanka oo tageertay olole ay wado Ilhaan Cumar [Akhriso]

Gabadha uu dhalay madaxweyne Donald Trump ee lagu magacaabo Ivanka Trump ayaa u hiilisay haweeneyda kasoo jeeda Soomaaliya ee ka mid noqotay mudanayaasha Aqalka...

Ilhan Omar Closer to Becoming First African Refugee in Congress

The foundation of Democrat Ilhan Omar’s historic primary election win to represent Minnesota’s 5th District in the U.S. Congress was built on a simple...

Saddex Qof oo Somali-American ah oo ku guuleystay Doorashada Gobolka Minnesota [Sawirro]

Saddex qof oo Somali-American ah ayaa ku guuleystay doorashadii hordhaca ahayd ee loo galay Koongareeska iyo Aqalka Baarlamaanka dalkaasi. Ilhan Cumar ayaa ku guuleysatay doorashada...

Ilhaan Cumar oo isu sharaxday Kursi ka tirsan Aqalka Congress-ka ee dalka Mareykanka [Sawirro]

Ilhaan Cumar oo ah haweeney Somali-Mareykan ah oo ka tirsan xildhibaannada Aqalka hoose ee Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa isu sharaxday murashaxnimada xubin...

DAAWO SAWIRRO: Ilhaan Cumar oo la dhaariyay iyadoo xiran Dharka Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida

Haweeneyda Soomaaliya ka soo jeeda ee loo doortay Aqalka Senetka Gobolka Minnesota ayaa loo dhaariyay xilka. Ilhaan ayaa ka dhex muuqata senatooro loo dhaarinayay xilka...
error: Content is protected !!