Monday, June 23, 2025

Ilhaan Cumar oo maanta loo dhaarinayo Mudane ka tirsan Koongareeska Dalka Mareykanka

Haweenkii ugu horeeyay ee muslimiin ah oo ka mid noqda Koongareeska Mareykanka ayaa maanta lagu dhaarinayaa magaalada Washington ee caasimadda Mareykanka.

Labdan haween ayaa taariikh ka dhigay dalka Mareykanka markii ay Novermbartii hore ku guuleysteen in loo doortay xubno ka tirsan Koongareeska Mareykanka, waxayna iyadoo xafladda dhaartooda ay ay maanta ka dhaceyso dhismaha weyn ee Koongareeska magaalada Washington.

Ilhan Omar oo ka soo jeeda Soomaaliya iyo Rashida Tlaib oo kasoo jeeda Falastiin ayaa noqday haweenkii ugu horeeyay ee muslimiin ah oo xubin ka noqday Koongareeska Mareykanka, waxayna isbedel ku keeni doonaan hab dhaqanka u yaallay Koongareeska.

Xisbiga Dimoqraadiga ee ay kasoo jeedaam labada haween ayaa maanta la wareegaya guddoonka iyo aqlabiyadda Aqalka Koongareeska oo dhibaatada ku sii kordhin doonta Madaxeyne Donald Trump.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON