Tuesday, June 24, 2025

Ilhaan Cumar oo taariikh weyn ka dhigtay Koongareeska Mareykanka [Daawo Sawirro xul ah]

Ilhaan Cumar ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey xubin ka mida  mudanayaasha  Aqalka Wakiilada ee Koongareeska Mareykanka , kana tirsan xisbiga Dimoqraadiga labada sano ee soo socota.

Ilhaan waxa ay ka mid noqoneysaa Koongareeska 116-aad ee dalkan Maraykanka. Dadka Muslimka ah iyo Somaalida Maraykanka ayaa si weyn usoo dhaweeyey guusha ay Ilhaan gaartey, waxayna taariikh weyn ka dhigtay dalka Mareykanka iyadoo noqotay haweeneydii ugu horeysay ee muslim ah, haddana xijaab xiran oo ka mid noqota Koongareeska Mareykanka.

Waxay Ilhaan jebisay sharci 100 sano ka badan ka jiray koongareeska oo ku saabsan inaan madaxa la dabooli karin, kasoo wixii hadda ka danbeeya meesha laga saaray, waxaana si weyn arrintan uga hadlay saxaafadda dunida.

HOOS KA DAAWO SAWIRRO XUL AH

Moment of history: Ilhan Omar took her seat wearing the hijab, the first ever woman to do so and the first person to wear a religious head covering in Congress

The 37-year-old who came to the U.S. as a refugee from Somali represents the fifth district of Minnesota

Hi baby: Ilhan Omar holds fellow Democratic congressman Eric Swalwell's young baby as she mingles with members of the Democratic caucus

Historic swearing-in: Ilhan Omar was ceremonially sworn in on the Koran

Mingling time: New congresswoman Ilhan Omar, 37, chatted with other members of Congress and their children

Getting used to the new scene: Ilhan Omar adjusts the hijab she is allowed to wear on the floor thanks to changed rules

Greeting: Ilhan Omar speaks to other members of Congress as they wait for the arrival of Nancy Pelosi

Democratic Representative-elect Ilhan Omar (C) of Minnesota, one of the first Muslim women elected to Congress, poses in the front row with other incoming newly-elected members

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON