Monday, June 23, 2025

Imaaraadka oo Weerar cusub oo ka dhan ah Dowladaha Qatar & Somalia ka bilaabay Baraha Bulshada [Sawirro]

Shaqsiyaad taabacsan dowladda Imaaraadka oo isugu jira saxafiyiin iyo dad wax ku qora baraha bulshada ayaa bilaabay weerar cusub oo Baraha bulshada loo adeegsanayo, kaasoo lagu qaadayo dowladda Qatar.

Weerarkan ayaa cinwaan looga dhigay:  “Qatar oo ku ciyaareysa amniga Soomaaliya”, waxaana si xoog leh loogu weerarayaa dalka Qatar oo lagu eedeeyay inay mas’uul ka tahay mowqifka dowladda Soomaaliya ka qaadatay Imaaraadka.

Dadka kasoo jeeda Imaaraadka ayaa si weyn ugu weerarray barta twitterka Soomaaliya iyadoo sheegay inay abaalkii loo galay ay meel uga dhacday ayna daba gashay Qatar oo taageerta argagixisada.

Ad

Dagaalkan ay baraha bulshada ku soo qaaday Imaaraadka ayaa daba jooga dagaal la mida oo ay hore ugu qaaday Madaxweynaha Soomaaliya, waxayna arrintan soo baxeysaa iyadoo uu mugdi weyn soo galay xiriirka labada dal.

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON