Friday, June 27, 2025

Imisa musharax ayaa ka tanaasuli doona tartanka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya…?

Wararkii ugu danbeeyay ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo daqiiqado kadib ka bilaabanaya xarunta Afisyooe ee  ciidamada Cirka Soomaaliya ayaa sheegaya in dhowr mushrax la filay inay tanaasulaan.

Musharaxiinta tanaasulaya ayaa wararku sheegayaan inay ka mid yihiin kuwa ugu rajada yar tartanka, waxaana farta lagu fiiqayaa ilaa saddex musharax oo uu ugu horeeyo Sheekh Maxamed Yaasiin.

Wararka ayaa sheegaya in qaar ka mida musharaxiintan ay xalay la kulmeen midka mida musharaxiinta ugu tunka weyn ee dalka oo ay kala hadleen arrinta tanaasulkooda.

Shalay waxaa tartanka ka haray C/raxmaan Faroole oo musharaxiinta kale ugu baaqay inay tanaasulaan oo ay yareeyaan liiska musharaxiinta.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON