Sunday, July 13, 2025

Ingiriiska oo ku biiray Dowladaha sharciga la tiigsan doona Musharixiinta Soomaalida ee…

Dowladda Ingiriiska ayaa ku biirtay dowladaha u digay musharixiinta Soomaalida ee heysta dhalashada dalkeeda inay ku kacaan musuqmaasuqa Doorashada Soomaaliya.

Safiirka UK ee Soomaaliya Harriett Mathews ayaa qoraal ay ku dartay war uu soo saaray xafiiska Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ku sheegtay in Sharciga Ingiriiska ee la-dagaalanka Laaluushka uu qabanayo muwaadiniintooda ka qayb qaadanaya Doorashooyinka dibadda ka ah dalka Ingiriiska.

Digniinta Ingiriiska ayaa ka daba timid farriin kulul oo safaaradda Mareykanka soo dirtay taasoo loogu sheegay mushariixiinta ku kaca laaluushka inuu qaban doono sharciga Mareykanka u yaalla.

AKHRISO: Safaaradda Mareykanka oo Digniin naxdin leh u dirtay xildhibaanada & Musharixiinta heysta Dhalashada Mareykanka

Doorashada Soomaaliya  ayaa waxaa hareeyay falal isugu jira adeegsi musuq, awood, handadaad iyo gacan-ka-hadal sida ay sheegeen wakiilada beesha caalamka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON