Wednesday, July 9, 2025

Isbedelka Agasimeyasha & Xoghayeyaasha Wasaaradaha oo miiska u saaran Golaha Wasiirada

Shirka Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkooda maanta la sheegay in qodobadda ay uga doodayaan ay ka mid tahay isbedel lagu sameeyo agaasimeyaasha wasaaradaha.

Arrintan ayaa qeyb ka ah isbedellada lagu sameynayo mas’uulyiinta dowladda Soomaaliya ayaa la filayaa in xukuumadda ku dhaqaaqdo isku shaandheyn iyo isbedel lagu sameeyo agaasimeyaasha iyo xoghayeyaasha joogtada ah ee wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya.

Agaasimeyaasha iyo xoghayeyaasha wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya ayaa intooda badan ku raagay xilalka, waxaana jiro eedeymo sheegaya inay qaarkood awood ku heystaan jagooyinka, halka qaar kale ay ku caan baxeen musuqa dowladd ka dhex jira.

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa wasaarad kasta ka doonaya inay soo gudbiso qaabka ay u aragto isbedelkan, waxaana caqabadda ugu weyn ay tahay sidii loo heli lahaa shaqsiyaad buuxin kara xilalkaasi oo ah mid maamul.

Goobjooge.com 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON