Tuesday, July 15, 2025

Iska hor imaad ka dhacay Magaalada Kismaayo iyo Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in is rasaaseyn ka dhacday  magaalada.
Rasaasta la is weydaarsaday ayaa la sheegay inay ka timid is maadhaaf dhex maray dad isku heystay degaan dhul ah xaafadda Dalxiiska ee magaalada Kismaayo, waxaana dadka degaanka soo weriyeen dhimashada ilaa 2 qof oo dadkii dagaalmay.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in arrintaasi ay dhex galeen ciidamada iyadoo mas’uuliyiinta Jubba ay beeniyeen inay jiraan dad ku dhintay iska hor imaadka, balse ay jiraan dhaawacyo.

Ciidamo fara badan ayaa la dhigay wadooyinka magaalada Kismaayo si ay u sugaan ammaanka shirka madaxda maamullada dalka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON