Thursday, July 17, 2025

Jawaari: “Markii aan arkay wax u eg Cudud sheegasho, waxaa ii muuqatay Dhiig daadasho” [Akhriso 6 Qodob oo keentay inuu is casilo]

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomalaiya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa faahfaahin ka bixiyey sababihii keenay inuu is casilo.

Khudbad uu ka jeediyay Baarlamaanka oo aad u dheereyd ayuu uga hadlay sababihii keenay inuu xilka banneeyo oo uu kasoo qaatay 6 qodob oo ka mida, taasoo ay ugu weyneyd in awood la isugu sheegtay oo xaaladu u muuqtay mid uu dhiig ku daadand doono

HOOS KA AKHRISO LIX QODOB

No automatic alt text available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON