Monday, June 23, 2025

Jubbaland oo War yaab leh kasoo saartay xaaladda Gedo. “Waxaa yaab leh in Kenya laga difaaco 7 KM oo u dhaxeysa..”

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay xiisadda ka taagan dalalka Kenya iyo Soomaaliya, kadib markii dowladda Soomaaliya ay ku eedeeysay Kenya inay jabhad weerar kusoo qaada degmada Beledxaawo abaabuleyso.

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in faragelinta iyo khal-khalka amni ee dowladda Federaalka Soomaaliya ka waddo gobolka Gedo cawaaqib xumada ka dhalata dhibaatada ay masuuliyadeedda dusha saaran doonaan Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaadka yahay ee Farmaajo.

“Soomaaliya iyo Kenya waxay leeyihiin xuduud dhan 850 KM waxaa la yaab leh in Kenya laga difaacayo 7 KM oo u dhaxeysa Malkaariley iyo Beledxaawo..” ayaa ka mid ahaa qoraalka kasoo baxay maamulka Jubbaland.

No photo description available.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON