Tuesday, July 8, 2025

KASHIFAAD: Maxaa ka khaldan hal-ku-dhigga Musharax Farmaajo, halkeese laga keenay..?

Musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ee Doorashada 2016 ayaa mid waliba sameystay hal-ku-dhig iyo halheys ku saabsan ololaha Doorashadooda.

Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladii KMGa ahayd ee Soomaaliya ahna musharax markii labaad u taagan xilka madaxweynaha ayaa sameystay mid ka mida halheysyada ugu wanaagsan ee musharixinta kaasoo ah: DANTA DALKA IYO DADKA.

Halheyskan ayaa laga soo qaatay dhaarta rasmiga ah ee madaxweynaha iyo xildhibaanada taaasoo u qoran sida soo socota:

Halheyska Farmaajo ayaa noqday mid qabyo oo haddana macne badan sameey markii la ogaaday in laga reebo DIINTA, waxayna dad badan u arkaan in magaca diinta aysan jecleyn beesha caalamka iyo dalalka reer Galbeedka, taasoo keentay in halheyska Farmaajo noqdo mid qabyo ah oo fartu ku godan tahay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON