Monday, July 14, 2025

KASHIFAAD: Maxaa xilka looga qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Warfaafinta [Warbixin xasaasi ah]

Wasiirka cusub ee Warfaafinta C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa shaqo ka fariisin ku sameeyay agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Yuusuf Bahlaawi iyo agaasimihii maamulka iyo maaliyadda wasaaradda.

Wasiirka ayaa sheegay inay u soo baxday mususmaasuq baahsan oo ka jiray wasaaradda sidaas darteedna uu tallaabadan u qaaday, isagoo xeer ilaalinta iyo hay’adaha sharciga ka codsaday inay arrintan baaritaan ku sameeyaan.

Haddaba anagoo dib u eegeyna xaaladda wasaaraddan ku soo jirtay muddo dheer ayaan halkan idinku soo gudbineynaa musuqa ka dhex taagnaa wasaaradda iyo loogu takri falo awoodda wasaaradaasi.

C/risaaq Yuusuf Bahlaawi [Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta]
C/risaaq Yuusuf Bahlaawi [Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta]
Wasiiro badan oo soo maray wasaaradda ayaa waxba ka qaban waayay. waxayna ka mid ahyad wasaaradaha ugu musuqa badan dowladda.

HOOS KA AKHRISO QORMOOYIN AY HORE U QORTAY GOOBJOOGE.COM OO WASAARADDA KU SAABSAN:

AKHRISO QEYBTA KOOWAAD

http://goobjooge.com/kashifaad-musuqmaasuqa-ka-dhex-jira-wasaarada-wafaafinta-soomaaliya/

AKHRISO QEYBTA LABAAD

KASHIFAAD: Musuqmaasuqa ka dhex jira Wasaaradda Warfafinta Somaliya (Q.2aad – Akhriso Dokumenti Sir ah)

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON