Wednesday, June 25, 2025

KASHIFAAD: Waa imisa Kharashka ku baxaya Baarlamaanka Soomaaliya [Akhri shaxda]

Kharashka ku baxaya Baarlamaanka Soomaaliya ee ka kooban labada Aqal ayaa sii kordhay, iyadoo horeba dhibaato uga jirtay bixinta kharashaadka xildhibaanada faraha badan.

Tirada xildhibaanda labada Aqal ee sii korhay ayaa ka dhigan in lacagta ku bixi doonta ay sanadkii miisaaniyadda dowladda ka noqon doonto lacag culus oo keentay culeys weyn xilli mushaaraadka shaqaalaha iyo askarta dowladda la bixin la’ yahay.

Soomaaliya oo ka mida dowladaha ugu faqiirsan caalamka ayaa dhinaca kale leh Baarlamaanada ugu tirada badan caalamka marka laga eego tirada dadka Soomaalida.

HOOS KA FIIRI SHAXDA KHARASHAADKA KU BAXAYA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON