Monday, July 14, 2025

Kenya oo Diyaarad ka tagtay Muqdisho ku amartay inay ku degto Garoonka Wajeer [Daawo]

Dowladda Kenya ayaa durba jebisay heshiiskii ku saabsanaa in diyaaradaha ka taga magaalada Muqdisho ay ka degaan Nairobi.

Diyaarad saaka  ka duushay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa lagu amray inay ku degto Garoonka Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari, iyadoo aan faahfaahin laga bixin sababta.

Diyaaraddan oo ay la socdeen dad fara badan aya video soo duubay markii ay ka degayeen Garoonka Wajeer, iyagoo la yaabay sababta keentay in loo weeciyo duulimaadkoodii.

Dhowaan ayaa dib loo bilaabay dhaqangelinta heshiiska labada madaxweyne kala saxiixdeen 26 kii Febraayo, iyadoo aan la ogeyn inay xaaladan  tahay mid kooban iyo inay sii socon doonto.

HOOS KA DAAWO VIDEO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON