Monday, July 14, 2025

Kenya oo Jawaab celin Culus ka bixisay Qoraalkii Dowladda Somalia. [Akhriso 26 Qodob & Khariirad Caddeyn ah]

Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa goor dhoweyd soo saartay jawaab celin ku saabsan qoraalkii ay dowladda Somalia u dirtay ee ku saabsanaa muranka Badda ay sheegatey Kenya inay leedahay ee Somalia ay ka baareyso shidaalka iyo Gas-ka.

Qoraalka oo ka koobnaa 6 bog iyo 26 qodob ayaa mid mid looga jawaabay qoraalkii dowladda Somalia, waxaana lagu soo bandhigay khariirad caddeyn ah, iyadoo lagu sheegay in Kenya ay weli caddeyn ka sugeyso Soomaaliya, iyadoo aan ka tanaasuleynin hal Inch oo ka mida xuduudkeeda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA KENYA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON