Wednesday, June 25, 2025

Kenya oo xirtay xadka Soomaaliya & dhismaha Derbiga xuduudka oo si rasmi ah u bilowday

Dowlada Kenya ayaa gebi ahaanta xirtay xadka ay la leedahay Soomaaliya iyadoo la joojiyay isu socodkii labada dal, dhinaca Gobolka Gedo.

Warark laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in Kenya ay hakisay isu socodkii xuduudka labada dal, waxaana is taagay isu socodkii dadka magaalooyinka  xuduudka ku yaala sida Belad-xaawo, waxayna arrintan saameyn ku yeelatay ganacsiga iyo waxbarashada.

Warar kale ayaa sheegay in dowladda Kenya ay si rasmi ah u  biloowday dhismaha Derbiga ay ka dhiseyso xadka ay la leedahay Soomaaliya.

 

Ciidamo fara badan oo  ka tirsan Milateriga Kenya ayaa la geeyay xuduudka Soomaaliya iyo Kenya iyadoo  aan la ogeyn sababta, waxaana ciidamada halkaasi lagu soo daabulay xaqiijiyay mas’uuliyiinta goboladda Waqooyi Bari.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON