Taliyaha Ciidanka ciidamada Xoogga dalka Jen. C/weli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa jawaab dignin ah oo ad u kulul u diray La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Amniga Cabdi-Saciid Muuse Cali
Qoraalka taliye Gorod ayaa jawaab u ahayd qoraal uu qoray la-taliyaha madaxweynaha oo uu uga hadlay xaaldda ciidamada xoogga dalka iyo qaabka loo maamulayo Hubka iyo Rasaasta, wuxuuna qoraalkiisa ku sheegay in macluumaadka ciidamada aan lala wadaagi karin Beesha Caalamka.
Qoraalka culus ee taliyaha xoogga digniin kulul oo aan hore loo arag loogu jeediyay La-taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca arrimaha Amniga, wuxuuna si cad ugu sheegay inuusan awood u laheyn farageliynta arrimaha ciidamada oo awoodaasi ay u gaar tahay Taliyaha.
HOOS KA AKHRISO JAWAABTA TALIYAHA XOOGGA
QORAALKII HORE EE LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA HOOS KA AKHRISO