Tuesday, July 15, 2025

Kolonyo Ciidamo Talyaani ah oo lagu qarxiyey Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax lala beegsaday ciidamo ka tiran mlateriga Talyaaniga.

Ciidamadan ayaa qaraxu ku jhaleelay jidka Warshadaha meel u dhow wasaaradda Gaashaandhigga, waxaana wararkii ugu horeeyay ay sheegayan inuu jiro qasaare soo gaaray kolonyada iyo ciidamadii la socday.

Qaraxa ayaa warar kala duwan kasoo baxayaan, iyadoo jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo ka mida magaalada Muqdisho, waxaana wararka qaar ay sheegeen inuu ahaa mid loo adeegsaday miino lagu aasay jidka dhinaciisa.

Image may contain: one or more people, sky, cloud and outdoor

SAWIRRO: Qarax lagu qaaday Ciidamo Talyaani ah agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON