Sunday, June 22, 2025

Koox Dabley ah oo fal Dil ah ka fulisay Suuqa weyn ee Bakaaraha, Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dabley ay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dileen wiil dhalinyarro ah.

Falka dilka ayaa ka dhacay qeybta Bagaashka ee suuqa Bakaaraha, iyadoo ay fuliyeen laba nin oo Bistoolado ku hubeysnaa, kuwaasoo goobta ka baxsaday markii ay dilka fuliyeen. Ciidamada dowladda ayaa gaaray suuqa kadib falkan.

Wararka ayaa sheegaya in wiilka la dilay oo ahaa dhalinyarro aan la aqoonsan, iyadoo qeybta sare ee jirkiisa dhowr xabadood uga dhaceen, waxaana ciidamada ay meydkiisa ka qaadeen goobta.

Ad

Xaaladda Muqdisho ayaa maalmihii hore waxaa hareeyay isku dhacyo u dhaxeeya ciidamada dowladda dhexdooda iyo falal khaarijin ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON