Sunday, July 13, 2025

Koox hubeysan oo Dil ka geystay magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox dabley ah wiil dhalinyaro ah ku dileen magaalada Muqdisho.

Dilka ayaa ka dhacay Suuqa Ansalooti ee degmada Xamarjajab, waxaana dilkaasi geystay koox hubeysan ay toogasho ku dileen wiil dhalinyaro ah oo da’diisa lagu qiyaasay 17 sano jir, waxaana uu ka mid ahaa dhalinyaradda Xaafadda Ansalooti.

Dabley ku hubeysan oo bistoolad ayaa markii ay dilkaasi geysteen ka baxsaday goobta dilku ka dhacay, waxaana goobtaasi gaaray ciidamada Booliska.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON