Monday, June 23, 2025

Koox hubeysan oo fal dil ah ka fulisay Xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu fal dil ah ka dhacay  xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho.

Koox hubeysan oo ka kooban laba dabley ah ayaa saaka nin Oday ah toogasho ku dilay agagaarka Hotelka Lafweeyn oo hadda loo bedelay isbitaal, kuna yaalla yaalla degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir.

Dableyda oo Bistoolado ku hubeysneud ay rasaas ku furay nin oday ah oo lagu magacaabi jiray Xuseen Hilowle,waxaana la sheegay inay goobta ka baxsadeen kadib markii ay hubsadeen dilkiisa.

Ad

Ciidamo amaanka ayaa la sheegay inay halkaasi tageen muddo kadib markii uu dilkaasi dhacay, inkastoo  ay ka ag dhowaayeen ciidamadaasi.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON