Friday, April 26, 2024

Koox Hubeysan oo Oday Nabadoon ah ku dishay xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay toogasho ku dishay nin Nabadoon ah xaafad ka tirsan degmada Wadajir.

Dilka ayaa ka dhacay Xaafadda Siliga Ameerikaanka, waxaana dabley laba ah la sheegay inay toogteen Sheekh Cali Maxamed Cismaan, kadibna ay goobta ka baxsadeen.

Dadka degaanka ayaa in falka dilka ah kadib ay goobtaasi gaareen ciidamada amniga, waxaana ha qaaday Marxuumka oo dhaawac halis ah xilligaasi uu soo gaaray, kadibna u geeriyooday dhaawacii soo gaaray.

Ad

Nabadoon Sheekh Cali Maxamed ayaa ka mid ahaa odayaashsa caanka ka ah ee Xaafadda Siliga Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, wuxuuna ahaa ahaa nin Sheekh ah iyo Nabadoonka guud ee Beesha Yabar Madaxweyne ee Beesha Xawaadle. Waxaa xaafadda isugu soo baxay dadka degaankaasi oo aad uga xumaaday dilkaasi.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON