Monday, June 23, 2025

Koox hubeysan oo weerar ku qaaday Xabsiga weyn ee Boosaaso iyo wararkii ugu danbeeyay

Koox hubeysan ayaa Caawa weerar ku qaaday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso, iyadoo ay weli dhaceyso rasaas goosgoos ah.

Weerarka ayaa ku bilowday qaraxyo, waxaana xigay rasaas xoog leh iyo dagaal dhex maray ciidamada ilaalada xabsiga iyo kooxda weerarka qaaday, iyadoo la maqlay qaraxyo waaweyn iyo rasaas.

Ciidamo gurmad ah ayaa gaaray xabsiga oo ku biiray dagaalka, waxayna wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in qasaare badan uu kadhacay xabsiga iyadoo kooxda weerarka qaaday la go’doomiyey.

Ad

Waxaa weli socda dagaalka iyadoo aan la sheegin kooxda weerarka qaaday, oo loo maleynayo kooxaha Alshabaab ama Daacish.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON