Monday, July 14, 2025

Kooxda Alshabaab oo Laba dhalinyarro ah ku Gowracay Tuulo ka tirsan degmada Buuloburte

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay fal dil gowrac ah kula kaceen wiilal dhalinyaro ah oo ay afduubteen.

Mas’uuliyiinta magaalada Buulo Barde ayaa sheegay in maleeshiyada Al-Shabaab ay dileen laba dhallinyaro ah oo xalay ay ka afduubteen degaan lagu magacaabo Weylo-wad oo hoostaga magaalada Buuloburte, iyadoo tacadi kula kacay intii aysan dilin.

Ragga dhalinyarada ah ayaa la sheegay inay si xun u dileen maleeshiyada Al-Shabab, ayna qoorta ka gooyeen, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Buulo Burde.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON