Kooxda Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe kusoo bandhigay saddex askari oo la sheegay inay ka goosteen Maamulka Jubbaland.
Askartan oo qoryahooda wata ayaa laga soo xigtay inay u dulqaadan waayeen Maamulka Jubbaland ayna go’aansadeen inay isu dhiibaan Alshabaab, waxaana magacayda askartan lagu sheegay:
1- Aadam Cabdi Ibraahim Isaaq.
Ad
2- Abuukar Xuseen Ibraahim
3- Aadan Cali Maadey.
SAWIRRO
- Advertisement -
Warar Xul ah