Tuesday, June 24, 2025

Kooxda Alshabaab oo weerar ka geystay Puntland iyo Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo Puntland ayaa sheegaya in kooxda  Al-shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen ciidamada Puntland ee ku sugnaa Degaanka Af-urur Ee Gobolka Bari.

Degankan oo saldhig ciidan  ay ku leeyihiin ciidamada Daraawiishta ayaa la sheegay inuu dagaal kooban ku dhex maray Ciidamada Maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab, iyadoo las oo weriyey qasaare ka dhashay dagaalka.

Weerarkan oo lama filaan ku ahaa ciidamada Puntland ya wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in askar looga dilay Ciidamada Daraawiishta Puntland ee ku sugan saldhigga degaanka Af-urur.

Hore ayay Al-shabaab  weerar culus ugu qaaday saldhigan oo in ka badan 30 askari looga dilay ciidamada Puntland.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON